Hundreds of People celebrate in Eastleigh Nairobi as Mohamed Abdullahi Farmajo is declared President of Somalia. #SomaliaDecides #Doorashada pic.twitter.com/OtnVvQCUfp —…
Browsing: Muqdisho
Dhowr madfac oo hoobiyeyaal lagu sheegay ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhacay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho.
Dhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub ee…
Qarax la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyay, sida ay shaacisay Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho isagoo ay la socdaan wafdi uu hogaaminayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka magaalada Muqdisho u diray codsi ku saabsan xaaladda Doorashada iyo magaalada oo la…
Khudbadaha la sugayo waxaa ka mida, musharixiinta Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyadoo uu sidoo kale khudbada…
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa laga dhaqan geliyay kaamerooyinka ilaalada oo lagu xiray isgoysyo dhowr ah.
Kooxda Alshabaab ayaa ku hanjabtay inay sii kordhin doonto weerarada ay ku fulineyso magaalada Muqdisho xiligan doorashada madaxweynaha lagu mashquulsan…
Wararka laga helayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xaruntii la qorsheeyay inay ka dhacdo doorashada madaxweynaha…
Waar goor dhow laga helay Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi toogasho lagu dilay Ganacsade ka mida maamulayaasha xaafadda casriga ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday Qarax maanta ka dhacay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax gaari lagu xiray uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda…
Waxaa gabagabo ku dhow dhismaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ay maalgelisay dowladda Sweden.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaalya uu ka badbaaday qarax.
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynah ayaa qeylo dhaan ka soo saaray warar ay heleen oo ku saabsan in ammaankooda…
Mid ka mida odayaasha dhaqanka iyo isimada degaanada Puntand ayaa sheegay inuu xabsiga dhigay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.
