Qarax miino ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya iyadoo 2 askari oo kale ay dhinteen,…
Browsing: Muqdisho
Muqdisho xiligan la joogo musharax kasta waa madaxweyne, waxaa uu leeyahay ilaalo, koox hab maamuus, kuwo ilaaliya ballamaha iyo booqashada…
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ururay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa milateriga oo la…
Wararka laga helayo maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in mid ka mida ragii isku qarxiyay hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho uu…
Weriyaha wargeyska caanka ah ee New York Times ninka lagu magacaabo Jeffrey Gettleman ayaa Muqdisho ku soo laabtay kadib dhowr sanadood,…
Maamulka Gobolka Banaadirayaa soo qabanqaabiyay xaflad soo dhoweyn ah oo ay u sameeyeen madaxweynihii hore ee Puntland, ahna xildhibaan ka…
Weerar bam gacmeed ah oo caawa lagu qaaday saldhiga degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa dhaliyay qasaare.
Dagaalamayaashii Alshabaab ee weerarka ku qaaday Hotel Dayax ayaa lagu soo bandhigay bannaanka hotelka, kadib markii 4 ka mida la…
Xog dheeraad ahaoo laga helayo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weerarku ku soo…
7 saxafi ayaa ku dhaawacmay weerarkii qaraxyada ahaa ee kooxda Alshbaab maanta ku qaadyeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegatay weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo maanta lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Saraakiisha ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii Alshabaab ku qaadeen saaka Hotelka Dayax ee magaalada…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay weerarka saaka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo ku yaala inta u…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeen saxafiyiin dhowr ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax kale oo xoog leh…
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare, 21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay sugayeen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhcay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen haweeney ganacsato ah.
Dab xoog leh oo xalay qabsaday Suuqa weyne ee Boocle oo ku yaala degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa baabi’iyay…
