Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho, isagoo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cadde ee caasimadda.
Browsing: Muqdisho
Wararkii ugu danbeeyay ee Suuqa Baakaraha ayaa sheegaya in dadaal loogu jiro daminta dabka ka kacay suuq maanta duhurnimadii oo…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan weyn oo casho iyo miyuusik isugu jira isugu yimid magaalada Muqdisho.
War hadda ka soo dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari miineysan oo ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa lagu arkay…
Hay’adda nabadsugidda NISA ayaa soo bandhigtay koox iyo qalab ay ku sameynayaan lacagaha Doolarka Mareykanka oo ka soctay magaalada Muqdisho.
Laba xildhibaan oo cusub ayaa maanta ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho.
Xarunta baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay, iyadoo lagu gadaamay dhagxaanta shubka ka sameysan ee looga hortago weerarada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin mooto Bajaaj watay si bareer ah loogu dilay halkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uu shir ugu yeeray magaalada Muqdishi xildhibaanada maamulkaasi.
Koox hubeysan ayaa caawa dil ka geysatay Degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen dadka degaanka.
Qarax Miino kuwa dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Heliwaa.
Musharixiinta u tartamaya jagooyinka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin:
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada Federaalka ay kala dooranayaan afar musharax.
Magaalada Muqdisho ayaa maanta haawaneysa inteeda badan kadib markii wadooyinka waaweyn ay xireen ciidamada dowladda Federaalka.
Iska hor imaad hubeysan oo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay laba qarax oo caawa ka dhacay Baar ku yaala xaafadda Trebuunka, degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay mid ka mida laba mun oo ka danbeeyya qaraxyadii mataanaha ahaa ee Isniintii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa xabsiga dhigay 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxii lagu xiray gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
