Waxaa la helay muuqaalka gaariga qarixii ugu weynaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho.
Qaraxyo mataano ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay burbur xoog leh oo agaray dhismooyin ku dhowaa garoonka…
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo is xigtay oo maanta Duhurnimadii lala beegsaday bar ciidan iyo hotel ku…
Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macalin oo u dalacay darajooyinka…
Bandhig Faneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Muqdisho oo uu waday Fannaanka weyn ee Axmed C/kariin Maxamed (Axmed…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Madaxtooyada lagu dilay toogasho.
Qarax lagu xiray gaari uu watay nin ganacsade ah ayaa saaka ka dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta isu bedeshay mid xiran oo aan wax dhaqdhaqaaq ah ka socon bartamaha iyo qeybo badan…
Qarax ay dhalisay Miino lagu aasay Isgoyska mashquulka badan ee Howl-wadaag, Gobolka Banaadir ayaa si dirqi ah looga badbaaday, kadib…
Haweeneyda Soomaaliyeed ee taariikhda ku gashay inay noqotay golaha wakiilka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa socdaalkeedii ugu horeeyay ku…
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dhaqdhaqaaqa taageerayaasha Musharaxa madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaayo ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bilaabo qaadista dhagxaanka lagu gooyay inta badan wadooyinka Muqdisho.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa indhaha saxaafadda ka qarsoomay muddo ka badan toddobaad kadib markii uu Muqdisho ku tegay socdaal…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday bar ay ciidanka ku leeyihiin Ex. Koontarool Afgooye…
Qof is-miidaamiye ah ayaa ku dhintay, saddex kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir uu si la yaab leh uga…
Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala duwan.
