War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax xoog leh oo laga maqlay caasimadda. Qaraxan…
Browsing: Muqdisho
Laba qof oo shaqaale ah ayaa ku dhintay Kaawo ku duntay oo ku taalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay in ka badan 15 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax weyn oo…
Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa goor dhoweyd weerar lagu qaaday guriga Guddoomiyihii hore ee degmada Wardhiigley…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka Somalia ee NISA, ayaa soo bandhigtay Sawirada Qaraxii maanta ka dhacay degaanka Siinka dheer…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari miineysan oo la doonayo in qaraxyo lagu geysto uu galay magaalada…
Qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee General Maxamuud Maxamed Guuleed oo ahaa Talliyihii hore ee…
Madaxweynaha xilak sii haya ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo heshiisyada dowladiisu la…
Shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda Soomaalida.
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ergada dooratay xildhibaan C/laahi Goodax Barre toogasho lagu dilay.
Ku-simaha madaxweynaha Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, isagoo maanta soo gaaray caasimadda.
Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Federaalka ayaa ku guuleystay xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Federaalka doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Koox dabley ah ayaa maanta weerar ku qaaday xarunta ugu weyn jaamacadda SIMAD ee jidka warshadaha, magaalada Muqdisho.
Waxaa la soo bandhigay muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarixii shalay ka dhacay suuqa Beerta ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qarxiyay suuq ku yaala magaalada Muqdisho ayaa keenay inay ku dhinteen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Koox dabley ah ayaa caawa weerar ku qaaday hotel ku yaala magaalada Muqdisho, halkaasoo qasaare dhimasho iyo dhaawacba uu ka…
