Qarax lagu soo xiray gaari ayaa ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Maanabooliyo ee degmada Shibis.
Browsing: Muqdisho
Fal lagu dhacay xarumo ganacsi oo fara badan ayaa xalay ka dhacay Suuqa ugu weyn ee magaalada Muqdisho oo ah…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacaabayMaxkamadda Gobolka Banaadir.
Laba askari oo ka mida ciidamada Booliska ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay Soomaaliyeed Qarax Miinodegmada Xamar weyne…
Qarax ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Dadka Muqdisho ayaa maanta arkay mucjiso rabbaani ah kadib roob xoog leh oo ka socday caasimadda. Xaafada Xalane Degmada Wadajir…
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Air Djibouti ayaa markii ugu horeysa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Isu soo bax lagu tukaday Salaad roobdoon ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Ganacsatada iyo dadweynaha Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ayaa ka cabanaya falal dhac hubeysan ah oo ku soo kordhay…
Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah.
Waxaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay aad loo hadal hayay shirkad lagu magacaabo Sahal Hospitality Services, oo bilowday in Basas lagu qaado…
Koox dabley ah oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa maanta fal afduub ah ka geystay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaan ah oo caawa lagu qaaday bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada…
Qarax xoog leh oo is-miidaamin ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Ammaanka ayaa soo bandhigay laba dhalinyaro dabley ay oo galabta nin oday ah ku dilay degmada Wadajir ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in oday nabadoon ah toogasho lagu dilay.
Mogadishu, 02 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay bahda warbaahinta ka hor…
Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu danbeeyay wadooyinkeeda isu bedeleen kuwo intooda badan lagu xiran markii jawaano ciid ah iyo shub…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada NISA toogasho lagu dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
