Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay oday dhaqameed caana oo da’a ah, kadib markii koox hubeysan ay toogteen.
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wargeyska Xog-ogaal ee magaalada Muqdisho iyadoo xabsiga dhigtay tifafrihii Wargeyskaasi.
Laba ka mida saddex nin oo ka tirsaneyd Alshabaab ayaa ku dhintay Miino ay ku aasayeen Isgosyaka Ex Ex-control Balcad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku qarxay magaaladaasi gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah caawa lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho.
Arrin la yaab leh ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii haweeney ay ka dhuumatay canug ay dhashay markii…
Shil naxdin leh ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin darawal ah oo watay gaari yar uu jiirsiiyay…
Kooxo hubeysan ayaa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Nabaddoon Xasan Caddaan oo ka mid ahaa odayaasha magaalada Muqdisho.
Qof ayaa ku dhintay, afar kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray gaari lagu xiray waxyaabaha qaraxa oo galabta ka dhacay magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu geystay qarax xoog leh oo ka…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha musharixiinta Doorashada xilka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay lagu arkay…
Iyadoo xilli doorasho ay galeyso Soomaaliya ayaa caasimadda Muqdisho laga dareemayaa jawi loolan siyaasadeed iyo musharixiin isku heystaan. Sawirro waaweyn…
Wasaarada Gaadiidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ceymis qasab ah kusoo rogtay Gaadiidleyda magaalada Muqdisho. Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cali Gacal ayaa…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhow qarax ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa…
DAAWO: Qarixii lagu weeraray Baarka Blue Sky ee Muqdisho
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday Baarka Blue Sky ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Qasaaraha…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarixii maanta Duhurnimadii ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lala beegsaday Maqaayad u dhow Xabsiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh oo ruxay qeybo ka mida magaalada uu ka dhacay magaalada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uul ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya caawa la dilay.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen xaafado ka mida magaalada Muqdisho.
