Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa galabta galay qas iyo jahawareer ay dhaliyeen ilaalada madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ka soo degay…
Browsing: Muqdisho
Booliska Goboolka Banaadir ayaa sheegay in nin ganacsade ah uu ka badbaaday isku day la doonayay in lagu khaarijiyo markii…
Gaari noociisu yahay NISSAN SURF ayaa duhurnimadii maanta ku qarxay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shir madaxeedkii ugu horeeyay ee IGAD lagu qaban doono magaalada Muqdisho.
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta berri ee 5 September 2016.
Taliyaha Bbooliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa si kulul u weeraray guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Toos ku daawo kulan Dadweyne oo ay VOA soo qabaqaabisay, kulankan oo isku xiraya magaalooyinka Mogadishu – Minneapolis waxaa ka qeyb…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay inuu sanad gudihiis uu Alshabaab meel ku saari doono haddii…
Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa war la yaab leh ka soo saaray Ammaanka Hoteelada Muqdisho.
Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho. Heestan oo qeyb kooban oo Banaadir quseysa ay soo…
Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Ciidamada Booliska ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay ciidamo ilaalo u ah mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo gaari ay wateen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay gacanta ku dhigeen askar ka tirsan ciidamada…
Shaqo joojin saacado kooban saaka ay ku dhaqaaqeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa la xaliyay.
Rag la tuhunsan yahay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha caasimadda Soomaaliya ee Aadan Cadde ayaa shaqo joojin ku…
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa qabtay Gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa ay saaran yihiin.
Ganacsatada Muqdisho ayaa si weyn uga carooday hanjabaad iyo aflagaado kasoo gaaray xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir.
Iyadoo ay sii kordhayaan falalka weerarada iyo Bambaanooyinka ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa weerar kale lagu qaaday xaafadda suuqa xoolaha…
