Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ay qabteen haweeney hubeysan.
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Nabadsugidda magaalada Muqdisho ayaa ayaa nolosha ku qabtay mid kamid ah Dablydii weerarka ku qaaday Baarka Banaadir Beach, ee Degmada Cabdicasiis,…
Iyadoo uu socdo howlgalkii Banadir Beach Restaurant ee xeebta Liido oo ay caawa weerar ku galeen dabley Alshabaab ah ayaa la…
Wasiirka Amnniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa amar degdeg ka soo saaray howlgalka ka socda Baarka Banaadir ee Xeebta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
War laga helay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir Axmed Muumin Maxamed ayaa la sheegay inuu diiday qorshe lagu doonayay in xilka looga…
Weerar loo adeegsaday Banbaanooyin ayaa caawa lagu qaaday guri uu degan yahay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa.
Madaafiic maanta lagu weeraray xarunta wasaaradda gaadiidka ayaa geystay qasaare dhaawac saddex qof iyo gaadiid badan oo ku bas beelay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen qaar ka mida xarumah dowladda…
Nin dhalinyaro ah oo reer Muqdisho ah, da’diisuna lagu sheegay 25 sano jir ayaa maanta ku geeriyooday Warta Siigaale ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday arrin cusub oo ah in haro ay biyo fariistaan oo ku taalla xaafadda Siigaale ee…
Bandhigii labaad ee Buugaagta ayaa maanta ka furmay hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho, iyadoo bandhigyada buugaagta ay hadda noqdeen tartan…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa fiidkii dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Bishaar Abshir Geeddi ayaa shaaciyay in qorshe cusub oo dhinaca amniga ah loo diyaariyay magaalada…
Weerar loo adeegsaday Bambada gacanta laga tuuro ayaa caawa lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliyaoo ku sugnaa Dharkeenleey ee…
Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa lagu sheegay in dadka magaalada Muqdisho
Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhimatay, saddex kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo ka dhacay maanta degmada Dayniile ee magaalada…
Qarax ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray goob u dhow Hotelka Maka Almukarama ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay…
