Dowladda Itoobiya ayaa ku fashilantay inay ciidamadeeda ka tirsan AMISOM ay saldhig cusub ku yeeshaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdish, iyadoo…
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Booliska ee AMISOM ayaa isu diyaariyay inay Booliska Soomaaliya ay ka caawiyan xaqiijinta amniga Magaalada Muqdisho inta lagu jiro…
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee u socda madaxda Soomaalida ee ku shiran Muqdisho ayaa la sheegay in go’aan aan weli…
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusay 25 sano guuradii kasoo wareegtay markii xisbiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia…
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadli doono qabanqaabada doorashada…
Wafdi uu horkacayo Madaweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa galabta lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay la socdaan…
Shir ay yeelanayaan madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa la sheegay inuu ka furmayo magaalada Muqdisho, kadib markii hore loo…
Safiirada Golaha ammaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho, isla markaana kulamo kala duwan la yeeshay madaxda Soomaalida…
Banaanbax kii ugu weynaa oo lagu dalbanayo in xuquuqda siyaasadeed ee gobolka Banaadir la siiyo ayaa maanta ka dhacay magaalada…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay qoys ka kooban Hooyo iyo Saddex caruur dhalinyaro…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa booqan doona magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya bishan May gudaheeda sida uu shaaciyay guddoomiyaha Golaha…
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa soo dumay iyadoo shaqaale fara badan ay ku howlanaayeen dhismaha ka…
Wafdigan oo ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo shalay soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray mas’uuliyiin iyo ingineero ka…
Wadooyinka Muqdisho ayaa maanta xiran intooda badan, iyadoo dadweynaha ay cagahooda maalayaan, kadib markii ciidamada dowladda ay xireen isu socodkii…
Shirkii Madasha Qaran ee hogaamiyeyaasha Soomaalida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shirka si rasmi ah u furay Madaxweynaha…
Falal dil ah oo hor leh ayay koox hubeysan maanta ka geysteen degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaana lagu beegsaday…
Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab weyn uu caawa qabsaday Isbitaalka Banaadir ee hooyada iyo dhallaanka…
Taliyaha Booliska gobolka Banaair General Cali Bare Xersi (Cali Gaab) ayaa sheegay in loo baahan yahay in la iska kaashado…
Afhayeenka Alsahabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay inay ka hortegayaan doorasho ka dhacda Soomaaliya sanadkan 2016,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta…
