Faahfaahin dheeraad ah aya kasoo baxeysa Qarax uu fuliyey Qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Maqaayad ku taalla kasoo horjeeda…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo u dhow xero ciidan oo…
Odayaasha dhaqanka beelaha Muqdiso ayaa waqti u qabtay bannaanbax lagu waday inuu Muqdisho k adhaco oo loga horjeeday madaxweynaha muddo…
Afhayaanka xukuumnadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ku dhaawacmay Qarax uu fuliyey qof Is-miidaamiye oo ku beegsaday Gaari uu la…
Bannaanbixii loo balansanaa inuu Berri ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey, kadib dadaal ay sameeyeen odayaasha dhaqanka Muqdisho.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa war kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo…
Qarax culus oo is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan hay’adaha UN-ka oo…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo bnadan oo ka mida caasimadda.
Guddiga qabanqaabinaya bannaanbaxa la shaaciyey inuu Khamiista ka dhici doono magaalada Muqdisho ee looga horjeedo madaxweynaha xilligiisu dhammaaday , laguna…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo saaray amar ku sabasan inaan xilligan la aqbali doonin bannaanbax…
Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay shirkad lagu magacaabo Maru Port Services Ltd oo qaabilsan tayo-dhowrka.
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Caawa ka furmay Hotel ku yaalla Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalintii afraad kusoo dhammaaday dhammaaday, iyadoo aan xal laga gaarin qodobadii hor yaallay.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo saartay xukunka dacwadda kiiska dilka ahaa ee loo geystay ladbadii walaallo ee…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda…
