Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa Qori oo looga shakiyey inuu watay waxyaabo qarxa.
Browsing: Muqdisho
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey in gacanta ay kusoo dhigeen nin ku eedeysan inuu garaac ku dilay wiil shan sano…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Galabtaka dhacay Magaalada Muqdisho.
Booliska magaalada Muqdisho ayaa xarunta CID-da kusoo bandhigay Burcad dhac kala duwan ka geystay xarumo gacansi, Mooto iyo dad caadi…
Mareykanka ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida inay raacaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, ayna sii wadaan wadahadalka u dhaxeeya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Duhurnimadii Jimcaha maanta ka dhashay magaalada Muqdisho.
Ciidaaada dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hortegay oo joojiyey bannaanbax ay dhigayeen waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea.
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, waxaana sheegtay kooxda Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo loo geystay sarkaal…
Waxaa caawa qaraxyo dhowr ah laga maqlay caasimadda Muqdisho, iyadoo ay Miino ku qarxday Gaari marayey agagaarka Isgoyska Taleex ee…
Dab xoog leh ayaa ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo ee Isgoyska Black Sea, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan ee…
Boqolaal ka mida wadayaasha Mootada Bajaajyada magaalada Muqdisho ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo xirtay waddo muhiim ah oo…
Waxaa xalay Xaafadda Galmudug, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho laga helay meydka gabar dhalinyaro ah oo la dilay.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in la qabtay koox dhalinyarrada ka dhoofin jirtay magaalada Muqdisho. kadib howlgal ay ciidamada…
Waxaa maanta dib u bilowday duulimaadyadii diyaaradaha ee tooska ugu kala gooshi jiray dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib muddo ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad casuumaad ah loogu sameeyay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir oo markii…
Alshabaab ayaa falal qaraxyo iyo dil ka fulisay caasimadda Muqdisho iyo degaanka Jazeera ee Gobolka Sh/hoose.
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
