Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Browsing: Muqdisho
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska gabar yar oo dil naxdin leh loogu geystay magaalada Muqdisho, kadibna lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heayaa qarax ka dhacay Isgoyska Macallin Nuur, agagaarka Ex. Kontrol Afgooye ee degmada Dharkeynley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo lagu sheegay inuu geystay qof isku soo…
Fal kale oo naxdin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii haweenay xaas ahayd uu arxandarro ah u dilay…
Taliska ciidamada Dowladda ayaa ka qaaday dhammaan ciidankii Asluubta ee ku sugnaa Barihii koontaroolada ee degmada Xamarweyne, waxaana ay ku…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in rasaastii lagu furay Kolonyadii uu la socday madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ku saabsan gabar yar oo qoyskeeda ay raadinayeen dhowr maalmood, balse meydkeeda…
Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Saldhiga Booliska Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin hubeysan oo la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan Milateriga Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4.
Odayaal, Saraakii, siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan Beesha Murusade ayaa shir ay ku sheegeen magaalada Muqdisho ku taageeray heshiiskii Doorashada…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa isbedel kale ku sameeyay taliyeyaasha Gobolka Banaadir iyo saldhigyada degmooyinka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay munaasabad maamuus loogu sameeyay saraakiisha iyo askartii qeybta ka ahaa ciidamada badbaado Qaran ee kasoo…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray war hordhac ah oo ku saabsan baaritaan ay bilaabeen kiiska Geerida Marxuum Rumaan Cabduqaadir…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay gabar lagu faafiyey baraha Bulshada inay is-dishay magaalada Muqdisho xilli ay iska duubeysay muuqaal…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Samad Cali Shire oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad Goboleedka Puntland.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala caasimadda Muqdisho oo maalmihii danbe xanuunsanaa.
Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda bannaanbax ay dhigayaan waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ciidan…
