Taliska Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo qof natii-halige ah uu ku qaaday saldhigga…
Browsing: Muqdisho
Alshabaab ayaa weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday ku qaaday caawa saldhiga degmada Waaberi ee caasimadda Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay garsoore xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib weerar ay ku qaadeen koox dabley ah…
Caruur fara badan ayaa ku geeriyootay roob xalay ka da’ ay magaalada Muqdisho, iyadoo tirada caruurtaasi warar kala duwan kasoo…
Jeneraal Cali Carraaye Cosoble (Gacmadulle) ayaa magaalada Muqdisho kula hadlay ciidamada ka hortegay muddo kororsigii ee ka baxay caasimadda.
Waxaa qeybo ka mida magaalada Muqdisho laga qaaday ciidamadii la baxay Badbaado qaran ee qabsaday qeybo ka mida Caasimadda Muqdisho.
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Cali Maxamed Geedi oo hadda ka mida siyaasiyiinta sida weyn u taageera madaxweynaha…
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray in Muqdisho laga…
Ra’iisal wasaaraha xuluumadda xilgaarsiinta ayaa ballanqaad u sameeyay ciidamada qabsaday qeybo ka mida magaalada Muqdisho ee ka hor yimid muddo…
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Milateriga ee qabsaday xaafado ka mida degmooyinka Hodon, Howlwadaag, Kaaraan iyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka tala bixiya xal ka gaarista qalaalisihii ka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa soo saaray amar ku socda ciidamada Booliska.
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa si toos ah u beegsaday ciidamada mucaaradka ee ku suagn magaalada Muqdisho,…
Taliska ciidamada Booliska Goblka Banaadir ayaa sheegay inay dib u soo ceshadeen Gaari nooca Landcruizer (Cabdi Bille) ah oo uu…
Waanwaantii ugu horeysay ayaa u bilaabatay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta.
Guddomiyaha Alshabaab u qaabilsan Gobolka Banadir Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta oo maanta Muqdisho kusoo laabtay ayaa sheegay inuu ka xun…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa farriin u diray dadkii ka qaxay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo goordhow warbaahinta dowladda inay soo baxeen dad dhaan mooryaan leh oo…
Xaafado ka tirsan degmooyinka Hodon iyo Howlwadaaag ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saka ka socda Barakac, kadib markii ay ciidamo…
