Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ka horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha xilka ka dhammaaday ee Maxamed Farmaajo…
Browsing: Muqdisho
Ciidamada dowladda ee taabacsan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka aroortii weerar kula jarmaaday xarun warbaahineed oo…
Bannaanbxyadii ugu waaweynaa oo looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gilgilay waqooyiga Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo Jidka Maka Almukarama ee xiriiriya degmooyin badan…
Taliyihii labaad ee saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka goostay dhinaca dowladda, kuna biiray ciidamada gadoodsan ee ka horjeeda muddo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka xun yahay wixii shalay iyo xalay dhacay, isla markaana…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir oo goostay, kuna biiray dhinaca ciidamada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo iska hor imaadyada 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka…
Xaalada caasimadda Muqdisho ayaa degan saaka, kadib iska hor imaadyo iyo dagaallo culus oo xalay ka dhacay degmooyin iyo xaafado…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo dagaalladii ka dhacay saacadihii ugu danbeeyay.
Waanwaan ay wadaan dhinacyo kala duwan ayaa ka socota caawa magaalada Mqdisho, iyadoo saqdii dhexe kadib uu qaboobay dagaalladii ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya inay ciidamada milateriga dowladda ee gadoodsan kana hor yimid muddo kororsiga Maxamed C/llaahi…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka dhashay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay weli socdaan.
Raasaas ayaa Goor dhoweyd ka qaraxay agagaarka isgoyska KM4 iyo xaafado ka tirsan degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamo ka ama qaata Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ay weerar ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo maanta marti gelisay iska hor imaadyo shaqaqooyin iyo xaalad kacsan ayaa hadda degan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka qarxay agagaarka Isgoys Mirinaayada ee degmada C/casiis, halkaasoo uu…
Dowladda Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacawaday Soomaaliya, kaasoo soo gaaray caasimadda Muqdisho, kadib markii muddo xileedkiisu dhammaaday safiirkii…
Warar dheeraad aha ayaa kasoo kordhay xaaladda kacsan ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay ciidamo gadoodsan qabsadeen qeybo ka mida…
