Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta la wareegay qeybo ka mida caasimadda Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka horjeeda Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxmed Farmaajo ay la…
Waxaa xaalad kacsan ka jirtaa Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho, kadib markii halkaasi lagu arkay gaari weyn oo nooca…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, iyadoo tan iyo xalay ay socdeen dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay caasimadda.
Waxaa isa soo taraya warark ku saabsan in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa Gobolka Sh/Dhexe ay soo…
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay oday nabaddoon ah oo ka mida odayaasha dhaqanka degaanka.
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada ayaa maanta billowday dhageysiga kiiska dacwad qaadista dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee magaaladda Muqdisho Cabdixakiim…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Lacag lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho 18-kii bishan April 2020.
Waaa goor dhoweyd toogasho lagu dilay Dhaqtar caan ah oo ka howlgala caasimadda ah ee Muqdisho.
Hoobiyeyaal maanta lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ku dhintay saddex dhalinyaro ah oo deganaa guri ku dhow dhismaha Safaaradii…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa kasii dareysa tan iyo intii uu muddo xileedkiisa kororsaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana guddoomiyihii Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay ka guuray xaruntiisii, degmada Wadajir ee agagaarka…
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Deyniile ayaa u dhintay qarax dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo saaka aroortii xilli aan la fileyn…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Lacagtii shalay Booliska Soomaaliya shaaciyen in lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas ku fureen gaari uu la socday taliyihii hore…
Waxaa magaalada Muqdisho Caawa ka socda bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ciidamada Amniga Garoonka Diyaaraaha Muqdisho ayaa la sheegay inay qabteen lacag tiro badan oo dalka lasoo gelinayey.
Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe ayaa arrin aan la fileyn la yimid shirkii ay…
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq Cumar Xasan ayaa taageero hor leh ka helay mas’uuliyiin, saraakiil iyo…
