Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa gashay jaha-wareer siyaasadeed oo mid amni u xuub siibanaya, kadib markii madaxweynaha xilkiisu dhammaaday u kororsaday…
Browsing: Muqdisho
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay caawa jirto xaalad kacsan, balse ay degan tahay, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo…
Xaalad ciidan iyo dhaqdhaqaaq milateri ayey mar kale caawa gashay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda lagu arkay qeybo badan…
Jawiga caasimadda Muqdisho ayaa mar kaliya xalay galay xaalad milateri iyo xiisad, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay qaar ka…
Siyaasiyiinta iyo xildhibaano ay isu dhow yihiin Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa fariimo culus sooo saaray,…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo qeybo ka mida magaalada.
Waxaa xaalad isbedel ah gashay caasimadda Muqdisho, kadib markii aqalka hoose ee Baarlamaanka uu muddo kororsi u sameeyay madaxweynaha xilligiisu…
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in sarkaal ka trisan ciidamada Booliska goor dhoweyd toogasho lagu dilay.
Ganacsatada Qaadka ee magaalada Muqdisho ayaa qeylo dhaan kasoo saaray Qaadka laga keeno dalka Itoobiya in loo xiray nin la…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu aaskay dhalinyarradii lagu laayey qarixii Saddexda Geed ee degmada Shangaani ka dhacay xalay, iyadoo baroordiiq…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isku mari waayey shirkii Gogolxaarka ahaa ee u dhaxeeyay madaxda maamul…
Madaxda Soomaalida ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ayaa ka tacsiyadeeyay dhalinyaradii lagu dilay qaraxii Xalay ka dhacay degmada Shangaani…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax weyn laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani iyo…
Waxaa maanta la shaaciyey wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliska oo saldhiga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Qeybta Booliska…
Shirkii maanta ee madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee ay qabanqaabisay ayaa la filayaa inuu goor dhow ka furmo…
Ciidamada Dowladda ee saaka la dhigay Isgoyska Dabka ayaa hor istaagay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.
Qaraxyo Miino ayaa manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agaagarka xarunta degmada Deyniile iyo meel u dhow…
Warar kala duwan ayaa kasoo abxaya Gaari dab qabsadaymagaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid.
