Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Farriimo culus soo saaray, kuna baaqay in la difaaco Jen. Saadaq Joon (Akhriso)

    Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Farriimo culus soo saaray, kuna baaqay in la difaaco Jen. Saadaq Joon (Akhriso)

    April 14, 2021Updated:April 15, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiyiinta iyo xildhibaano ay isu dhow yihiin Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa fariimo culus sooo saaray, iyagoo ku baaqay in la difaaco.

    Xildhibaannada Mahad Maxamed Salaad, C/raxmaan Odowaa iyo wasiirka Amniga Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Maxamed Farmajo inuu weerar ku yahay Jeneraal Saadaq Joon, waxayna dalbadeen in laga hortago falkaasi gardaradda ah.

    “Waxaa caaway magaalada Muqdisho laga soo sheegayaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo argagixin xaafado shacab oo ka mid ah Muqdisho taasoo looga gol leeyahay in la weeraro Gen. Saadaq John oo la isugu daray laba maalmood gudahood in xilka laga qaado, garaadihii si sharciga baalmarsan looga rifay, saacadaan la rabo in la weeraro oo naftiisa iyo tan ilaaladiisaba halis la geliyo” ayuu yiri Wasiirka Amniga Galmudug.

    Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya ay burburiyern ku takrifal awoodeed iyo in ciidamada loo adeegsado si sharciga baalmarsan, amar qaldanna lagu laayo saraakiil iyo shacab intaba, wuxuuna ciidamada la faray weerarka ugu baaqay in aysan qaadan amar qaldan isla markaana ay ka baaqsadaan in ay daadiyaan dhiig dhabarka u saaraya danbiyo lagula xisaab tamaam doono mustaqbalka.

    XIldhibaan Mahad Salaad ayaa isna farriin uu soo saaray ku yiri: “Farmaajo caawa wuxuu u diray Gen. Biixi oo ilmo adeer ay yihiin inuu weerar ku qaado Gen Saadaq Joon. Dagaal qabiilaysan weeye waxa caawa uu hurinayo Farmaajo. Waxaan ugu baaqayaa qaraabada in la iska difaaco Farmaajo iyo qowleysatada la socota. Saadaqna dhexdeena aysan kala bixin Farmaajo iyo ina adeerkiis Biixi”

    Xildhibaan C/raxmaan Odowaa ayaa farriin uu soo diray ku baaqay in loo wada istaago difaaca Jeneraal Saadaq Joon. “Caawo weerarka Farmaajo iyo kooxdiisa ay ku qaadeen Shiirkole waa fal sharciga baal marsan oo lagu qab jabinayo reerka uu ka dhashay Generaal Sadaq oo la doonayo in dhaxdooda lagala soo baxo. Aniga oo ah Xildhibaanka Genraal Sadaq waxaa dhammaan ugu baaqayaa inta aan ku matalo kursiga iyo Soomaalida xaq darada neceba in loo wada istaago difaaciisa, hogaamiye kooxeedka Farmaajo ahna la tuso xadkiisa”.

    Farmaajo Muqdisho Saadaq Joon Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDhaqdhaqaaq Ciidan oo laga dareemay Qeybo ka mida Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay…
    Next Article Dowladda Somaliya oo ku adkeysatay Muddo kordhinta Aqalka Hoose, una jawaabtay Beesha Caalamka (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo