Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) iyo xubnihii Wafdiga dowladda ee uu ka mid ahaa Agaasimaha NISA Fahad…
Browsing: Muqdisho
Weerar Qarax Miino ahaa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda, kaasoo u…
Dilal qorsheysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay khaarijiyeen sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay caasimadda, gaar ahaan agagaarka Km4.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in Madasha Badbaadada Qaran loo dhisay toosinta masiirka khaldamay ee qori isu dhiiibkii…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa qaadacay shir qeyb ka mida Guddiga Farsamada Doorashooyinka uga furmay Hotelka Decale ee magaalada…
Waxa magaalada Muqdisho ka furmay shir hor leh oo la isugu yeeray Guddigii Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo bishii hore ku…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomalaiya ee ‘Koofiyad Casta’ ayaa xalay saqdii dhexe kadib howlgal ku aaday xaafadaha ku xeeran xarunta Madaxtooyada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa qarax lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galay shirka…
Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad ka qaatay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen inta badan wadooyinka caasimadda, iyadoo gaadiidka dagaalka iyo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday tacsida iyo baroordiiqda loo sameynayo madaxweynihii hore Marxuum Cali Mahdi Maxamed, iyadoo lagu dhawaaqay xilliga…
Qarax miino ayaa lagu beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Degmada Yaaqshiid ee dhinaca arrimaha bulshada Cabdullaahi Yuusuf Maxamed Shiilow.
Ra’iisal wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tegay xarunta uu Xalane ka degan yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed…
Waxaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho lagu qarxiyay Gaari halkaasi ka waday wacyi gelinta Cudurka Covid-19 oo cod-baahiye ku xirnaa,…
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan inuu qasaare geystay.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi la socda ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
