Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Browsing: Muqdisho
Maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaciyey in Ganaax lagu soo rogi doono dadka aan qaadan tilmaamaha caafimaad ee ka hortagga cudurka…
Beesha Caalamka ayaa dadaal xoog leh ugu jirta qabanqaabada shirkii wadatashiga Madaxda dowladda Federaalka iyo Mamaul Goboleedyada ee muddo saddex…
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay lagu weerarray Maqaayadda Luul Yemani ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu ku soo…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha uu dhaliyey qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Maqaayadda Lul Yemani ee degmada Xamarjajab, agagaarka…
Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii qaraxa ahaa ee caawa lagu qaaday Baarka Lulu Yemani ee degmada Xamarjajab, magaalada Muqdisho.
Dad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Weerar Gaari Qaraxyo sida oo caawa lagu qaaday Baarka Lul Yemani ee…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan la dhigay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeda oo lagu wada…
Eng. C/qaadir Aadan Cadde oo uu dhalay madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde ayaa caddeeyay inuu isagu wakiil ka…
Faahfaahin ayaa laga helay laba nin oo dhalinyaro ah oo maanta lagu dilay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in lala beegsaday mas’uuliyiin.
Maxakmadda ciidamada Puntland ayaa maanta lasoo taagay Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo laba bilood ah u xirnaa mamulka Puntland.
Cidamad Amniga ayaa xiray Wadadda aada garoonka Diyaaradaha Muqdisho, agagaarka Isgoyska KM 4, kadib markii Gaari hakaasi la dhigay looga…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa caawa xilkii ka qaaday Taliyihii Qeybta Weliyow-cadde, iyadoo lagu eedeynayo…
Ra’iisal wasaarihii hore musharax Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay Bannaanbixii Jicmaha Berri ka dhici lahaa…
Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulankii ugu horeeyay magaalada Muqdisho ku dhex maro Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen…
Xukuumadda xilka sii heysa ayaa si cad u mamnuucday bannaanbax ay ku dhawaaqeen midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kadib shir jaraa’id oo…
Taliyaha ciidanka booliska ee degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa ku dhaawacmay qarax ka hor ka dhacay Saldhigga booliska…
oghayaha Guud wuxuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho. wuxuuna ugu baaqayaa dhinacyada oo dhan inay is…
