Wararka laga helayo Isbitaallada magaalada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ayaa sheegaya inay saameysay Oxgeyn la’aan ka jira magaalada, iyadoo…
Browsing: Muqdisho
Iyadoo ay sii kordhayaan dadka Magaalada Muqdisho iyo gudaha Soomaaliya ugu dhimanaya cudurka Covid-19 ayaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Qarax Miino ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xeyle Dariise; jidka Ex. Koontrool Balcad.
Fal toogasho ah ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib marki sarkaal Boolis ah oo ku sugnaa agagaarka Daljirka Dahsoon…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa mowqif aan la fileyn oo dhexdhexaad ah ka qaaday iska hor imaadyadii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa dhinacyada magaalada Muqdisho boorisay inay joojiyaan dhammaan shaqaaqooyinka.
Warr kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay inuu aad uga welwelsan yahay iska hor imaadyada hubeysan…
Dowladda Federaalka ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daadisay wadooyinka magaalada Muqdisho si looga hortago dadweyne la qorsheeyay inay maanta dhigaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in weerarka ay ciidamada Dowladda ku…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay Warr uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amnig Xukuumadda xilka sii heysa Xasan Xundubey Jimcaale oo lagu…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa rasaas saqdii dhexe kadib ka dhacday agagaarka Daljirka Dahsoon oo u dhow Hotelka Maa’ida oo ay…
Rasaas goosgoos ah ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho, xilligan oo ah saacad iyo bar ku dhowaad saqdii dhexe.
Odayaasha Dhaqanka magaalada Muqdisho oo uu hoggaaimayo Imaam Maxamed Yuusuf ayaa farriimo iyo waanwaan nabadeed u kala qaaday Musharixiinta Madaxweynaha…
Ciidamo uu hoggaainayo Jen. Yuusuf Siyaasd Indha-cadde ayaa caawa la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeeda oo Berri la filayo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garow laba dhinac ah oo ku saabsan bannaanbaxa ay Berri oo Jimce ah qabanayaan…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa War qoraal ah oo ay saartay uga digtay dadka dhalashada Mareykanka heysta inaysan u dhowaan…
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mida Musharixiinta madaxweynaha Mucaaradka ayaa si cad u diiday amarro ay soo saartay…
Koox hubeysan ayaa toogasho maanta ku dishay Wiil dhalinyarro ah, ka m id ahaa sawir-qaadayaasha magaalada Muqdisho ugu caansan.
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida ahaa culimada waaweyn ee…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, haddana ah Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday (Maxamed C/llaahi Farmaajo)…
