Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa farriin cusub kasoo saaray Bannaanbaxa ay ku dhawaaqeen inuu Jimcaha ka dhacayo magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Cudurka Covid-19 ayaa si weyn uga laba kacleeyay Soomaaliya iyo iyo gaar ahaan caasimada, waxaana 24-kii saac ugu danbeeyay Muqdisho…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka laabtay amar xalay lagu xiray qeyb ka mida Isgoyska…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay dhagxaan xalay lagu xiray qeyb ka mid isgoyska Dabka ee…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Warr kasoo saaray Haween lagu dilay degmada Deyniile oo meydadkooda lagu arkay xaafad ka tirsana…
Wararka laga helayo degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaaya in saakay meydadka saddax qof oo haween ah lagu arkay…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa Caaw dhagxaan ku xiray Isgoyska muhiimka ah ee Dabka oo ah barta labaad ee laga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari uu la socday Nabadooonno caan ah ay ciidamada Dowladda ku rasaaseeyeen…
Dadka degaanka Siinka Dheer eemagaalada Muqdisho ayaa arkay meydadka afar qof oo xalay la sheegay in la soo dhigay degaankaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Waaxda Kacaan, degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Iyadoo xaaladda Amniga caasimadda Muqdisho ay sii xumaatay muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa si aan hore loo arag u kordhay…
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa caawa galeysa xaalad cusub, iyadoo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyasaadeed oo xoog leh.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kaso baxeysa qarax caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa miinada…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa qarxiyey tuhun ku saabsan cidda ka danbeysay dilka Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ku…
Digniin cusub oo amni ayaa laga bixiyey weerarro hor leh oo Alshabaab ka fuliso caasimadda Muqdisho, kadib weerarkii shalay iyo…
Alshabaab ayaa bayaan gaar ah kasoo saaray weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegay in bartilmaameedkooda…
Madaxda Dowladda Soomaaliya, Siyaasiyiintii ugu badnaa iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa tacsi u diray Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo xalay…
Ciidamada ammaanka ee dawladda Somalia ayaa xalay saqdii dhexe kadib soo afjaray weerar qarax is-miidaamin ah ku bilowday oo Alshabab…
Jen. Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay inuusan Hotelka Afrik ku sugneyn markii qaraxa iyo weerarka Alshabaab ka dhacay,…
