Waxaa rasaas iyo qaraxyo laga maqlayaa gudaha Hotelka Afirk ee magaalada Muqdisho oo ay galabta weerar ku bilowday qaraxyo ku…
Browsing: Muqdisho
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay Caasimadda, gaar ahaan jidka taga Garoonka Muqdisho, waxaana laga maqlay inta badan…
Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
Qarax miino ayaa lala beegsaday Gaari ay leedahay shirkadda Turkiga ee dhiseysa Jidka Muqdisho iyo Afgooye.
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday Gaari ay la socdeen laba xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba oday lagu dilay suuqa ugu weyn caasimadda ee bakaaraha.
Qarax Miino ayaa ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu lahaa Nabaddoon caan ah.
Qoyska Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa mar kale warbaahinta la hadlay iyadoo sheegay in Khariijo Maxmed Diiriye…
Waxaa maanta ka socda magaalada Muqdisho aas loo sameynayo Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise (Dhega-juun) oo…
Iyadoo ay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeyso dilka Guddoomiyihii degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise ayaa la sheegay inuu baxsaday askari…
Dadweyne Careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo dalbaday in cadaaladda la horkeeno dadkii ka danbeeyay dilkii guddoomiyaha…
Is-rasaaseyn xalay xilli danbe ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay Guddoomiyihii degemada Hodon ee magaalada Muqdisho Cabdixakiin Ciise…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino ka dhaceen Wadadda 30-ka ee magaalada Muqdisho.
Jugta Qarax weyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay warar kala duwan kasoo baxayaan.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu wareejiyey Guri uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano ah laga heystay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Waxaa Magaalada Muqdisho maanta soo gaaray Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe oo markii ugu horeysay intii xilka loo doortay…
Qarax ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, jidka u dhacaaya KM 4 iyo Trebuunka, gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadii C/Qaasim, kaasoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaariga Afhayeenka…
