Qarax weyn oo laga maqlay inta badan degmooyinka caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Shirweynaha ay maanta oo ah 5-ta Janaayo 2021 isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka iyo Beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay wiilal dhaliyaro ah oo maaanta lagu toogasho lagu dilay xaafadda Laba-dhagax, degmada Wardhiigley, ee…
Wararka laga helayo caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay hor istaagtay shir weyne ay magaalada Muqdisho Muqdisho ku…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho; gaar ahaan bar…
Xulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay koobkii Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kadib markii cayaartii fiinaalka uu ka…
Taliyaha Ciidamada Booliika Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin caawa u diray bulshada iyo ciyaartoyda ka qeyb galeysa…
Waxaa maanta dib loo dhigay ciyaartii fiinaal-ka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kadib kulan ay yeesheen Wasiirka ciyaaraha , maamulka…
Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Nabadoon caan ah oo hore u…
Kadib ciyaartii xiisaha badneyn ee xulalka Gobolka Banaadir iyo Maamuka K/Galbeed ku dhex martay Garoonka Eng yariisow ee magaalada Muqdisho…
Koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ka fulisay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa dalbaday in Maxkamad meel fagaare ah lagu soo taago ninkii Bistoolada u adeegsaday gabdho bannaanbax…
Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho gabdho uu weerar ku qaaday shalay nin shacab ah oo Bistoolad ku hureysnaa,…
Waxaa maanta baraha bulshada qabsaday Nin shacab ah oo Bistoolad ku hubeysan, kaasoo rasaas kor ugu riday dhowr qof oo…
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd albaabada isugu dhuftay shirkad sameysa Daabaacada, waxayna xabsiga u taxaabeen shaqaalihii xaruntaasi.
Xalay waxaa Muqdisho ka dhacay kulan weyn oo ay soo abaabuleen Musharixiinta Madaxweynaha ee ku midoobay Golaha, kuwaasoo khudbado u…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacaya kulan looga hadlayo ‘Xiliga kala guurka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka’, kaasoo ay soo…
Ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyo milateri oo ka amar qaata saraakiil ka tirsan Milateriga oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa…
Waxaa markii labaad dagaal culus uu ka dhacay degaanka Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray maleeshiyo degaank ah…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalkii labaad xalay ka fuliyey degmada Kaaraan, iyagoo baadi goobaya saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo…
