Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Browsing: Muqdisho
Dagaal saacado socday ayaa magaalada Muqdisho ku dhex maray askar ka wada tirsan ciidamda Milateriga Soomaaliya oo qaab beeleed u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsuggidda ee NISA ay xiraan weriiyeyaal soo tebin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ay joojiyeen xaflad uu mgaalada Muqdisho…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa xaqiijiyey in la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho, taaso uu sheegay…
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho iyo ciidamada madaxweyne Farmaajo dul dhigay xarumaha…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd soo saaray War degdeg ah oo ku saabsan xaaladda Muqdisho iyo ciidamada la sheegay…
Waxaa isa soo taraya Wararka sheegaya in ciidamada dowladda oo si weyn u hubeysan la dul dhigay xarumaha mushariixinta Madaxweynaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa dhoobtay wadooyinka Muqdisho, waxaana si weyn loo xakameeyay isu socodka gaadiidka iyo dadka, iyadoo…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in wixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ay ahaayeen dad wax-ma-garad…
Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu si kulul u canbaaraynayaa rasaastii ay ciidanka dawladda Federaalka ahi sida arxan darrida ah ugu fureen…
Bannaanbaxyo looga horjeedo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Doorashada Dalka ee lagu eedeeyay inuu boobayo ayaa ka dhacay degmooyin ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaafadaha qaar ee caasimadda lagu arkay maleeshiyo hubeysan, iyadoo iska hor imaad…
Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay la dhigay wadooyinka Muqidisho si ay uga hortagaan bannaabaxyo ay dhigayaan taageerayaasha musharixiinta Mucaaradka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabada Bannaanbaxyo looga horjeedo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo qaabka uu wado Doorashada dalka.
Qarax miino ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda jamhuuriya ee degmada Kaaraan, kaasoo lala beegsaday kolonyo ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, agagaarka Madaxtooyadii C/qaasim iyo isbitaalkii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagarka Madaxtooyadii C/qaasim, Degmada Hodon.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad iyo dagaal culus oo caawa ka xaafadda barwaaqo ee degmada Wardhiigley.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta degaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ku dhex maray maleeshiyada degaankaasi ee Macawisleyda…
