Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Somalia Partnership Forum oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya, Madaxda Maamul…
Browsing: Muqdisho
Qoyska haweeney uu dhowaan toogasho ku dilay askari ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dalbaday cadaaladda iyo in askarigaasi sharciga…
Dil naxdin leh ayaa ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii nin uu hooyadiis Toorey ku dilay.
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay xalay toogasho ku dileen nin la sheegay…
Wasaaradda Warfafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxafadeed kasoo saartay Qarax is-miidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa lagu qaaday maqaayad ku taalla wadadda u dhaxeysa Isgoyska…
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee uu uga jawaabayo culeyska kasoo food saaray musharixiinta u…
Waxaa magaalada Muqdisho maalinkii shanaad ka socda shirka Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo lagu wado in maanta lasoo gabagabeeyo.
Shirka musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maalintii saddexaad maanta la filayey in las oo gabagabeeyo ayaa dib u dhacay, iyadoo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kadib markii ciidamada dowladda ay toogeen.
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka, ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta Duhurkii ka dhacay Maqaayad ku taalla afka hore Dugsiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Jeneraal…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka qof haweeney ah laga helay xaafadda Buulo-maaxay ee degmada Kaaraan.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda 21-ka Oktoobar ee degmad Waaberi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaaarka Hotel Dayax oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo laba…
