Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Qodobka ugu culus ee horyaalla wadahadalka RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta iyo xaalad ka taagan

    XOG: Qodobka ugu culus ee horyaalla wadahadalka RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta iyo xaalad ka taagan

    May 3, 2021Updated:May 17, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waanwaantii ugu horeysay ayaa u bilaabatay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta.

    Guddoomiyaha Midowga Shariif Sheekh Axmed iyo RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasoo labada dhinac uga hadleen sidii xal loogu heli lahaa qalalaasihii ka dhacay Muqdisho.

    Shirkan oo Sheekh Shariif uu ku wehliyey Musharax Mustaf Dhuxulow ayaa ka dambeeyay go’aankii Midowga Musharixiinta kasoo saareen ka noqoshadii Muddo kororsiga iyo qoddobo ay ku xireen la-shaqeynta Rooble (Akhriso).

    Qodobka ugu culus ee Ra’iisal wasaare Rooble horyaalla ayaa ah inuu Magaalada Muqdisho ka saaro ciidamada ka hor yimid muddo kororsiga oo la wareegay qeybo muhiim ah oo ka mida caasimadda, wuxuuna muddo saddex jeer ah ku baaqay in ciidamada laga saaro caasimadda taasoo aan fulin.

    Waxaa jira shaki weyn oo ku saabsan in Rooble aanu weli heysan awoodii ay ciidamada dowladda ku hoos imaan lahaayeen, waxayna Musharixiinta caddeyeen inaysan diyaar u ahayn dib u celinta ciidamada u soo gurmaday iyadoo aan la fulin qodobo dhowr ah oo ka horeeya.

    Rooble iyo kooxda la shaqeysa ayaa laga dareemay inay degdeg u doonayaan fulinta qodobkan oo shaki kale ku abuuray Madaxda Midowga Musharixiinta iyo taageerayaashooda oo aaminsan in ciidamada taabacsan ay yihiin sababtii keentay in laga noqdo muddo kororsiga.

    Waxaa xalay soo baxaday arrin aan la fileyn, kadib markii gacan-yareyaasha Rooble ay digniin u jeediyeen qaar ka mida siyaasiyiinta waaweyn ee ka horjeeda Farmaajo, iyagoo u jeediyay inay faraha kala baxaan arrimaha ciidamada.

    Taliye ku Xigeenkii Ciidamada Haramcad ayaa iyo Gaari uu watay ayaa u goostay dhinaca ciidamada Mucaaradka, inkastoo Gaariga markii danbe dib loo celiyey, haddana xaaladan waxay caddeyn u ahayd in ciidamada dowladda ay weli kala qeybsanaan xoog leh ka jirto.

    Doorashada Midowga Musharixiinta Muqdisho Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuuse Suudi: “Farmaajow waxaad heyso soo daa, haddii kale kursiga banneey, oo ka bax Madaxtooyada..”
    Next Article Gaari uu la goostay Taliye ku xigeenka Ciidamada Haramcad oo dib loogu celiyey Taliska G/Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo