Shirweynaha Beelaha Mudullood ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in looga hadlayo maamul uu yeesho Gobolka Banaadir.
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax qof is-miidaamiyey duhurnimadii maanta ku weerarray maqaayad ku taalla degmada Xamarjajab ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegyaa inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay caasimadda.
Dabley hubeysan oo ak tirsan Alshabaab ayaa galabta magaalada Muqdisho ku dishay saraal ka tirsan ciidamada Booliska.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya nin dabley ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Dowladda uu…
Hooyooyin Soomaaliyeed oo ay ka maqan yihiin wiilal askar ahaan looga qaatay muddo 9 bilood ah ayaa qeylo dhaan u…
Guri ka kooban saddex dabaq ayaa ku dumay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare kala duwan ka dhashay.
Wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ayaa ku dhintay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska KM 4, dhinaca degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Waxaa dib u dhac ku yimid Shirweynihii Beesha Mudullood ee mudadda dheer qabanbqaabadiisu socotay, kaasoo lagu waday inuu maanta ka…
Waxaa caawa qarax laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo faafhaahin ka soo baxeyso qaraxaasi, halka uu ka dhacay iyo saameynta uu…
Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo Booliska ayaa shaacisay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay fal dil naxdin leh oo xalay ka dhacay xaafadda iga daba-gee, degaanka Sheekh Ibraahim…
Taliska ciidamada Booliska ayaa War kasoo saaray Qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay agagaarka xaruntii Madaxtooyada C/qaasim.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa cambaareeyay in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadaan muwaadiniin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadeen dad bannaanbax ka dhigayey magaalada Muqdisho…
Garoonka weyn ee ciyaaraha Muqdisho ayaa maanta dib loo furay, kadib sanado badan oo uu xarun u ahaa ciidamo, waxaana…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Dacwadda kiis dil dad shacab oo uu geystay Askari ka tirsanaa…
