Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay weerar ku dhaawaceen weriye ka howlgala caasimadda.
Browsing: Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay iridka hore ee xerada Milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa fal dil ah uu ka dhacay magaalada, kadib markii Burcad hubeysan…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka dowladda Soomaaliya ayaa maanta xirtay wadooyinka u dhow Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyagoo ka…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho maanta ku dishay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u…
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii ugu dambeeyay dilal kala duwan ka geystay Muqdisho iyo degaanka Ceelasha Biyaha…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kaasoo ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe faragelin ku sameysay xafladda furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka oo loo…
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Allaha u naxariistee Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dheer xanuunsanaa.
Koox dabley ah ayaa maanta dil gaadmo ah ka fulisay magaalada Muqdisho, kasoo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamdaa Amniga.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu wiil dhalinyaro ah toogasho ku dilay.
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen nabadoon caan ahaa iyo askari…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka…
Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil culus oo caawa ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo Gaari xamuul…
Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyaha Degmada Deyniile iyo ciidamo mialtrei ah oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/hoose ayaa saaka dagaal culus dhex…
