Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in arrin la yaab leh lagu arkau xaafad ka tirsan Degmada Dharkeynley ee…
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Amniga ayaa toogtay xalay laba nin oo lagu eedeeyay inay falal burcadnimo ah ka wadeen degmada Howlwadaag ee magaalada…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday sarkaal sare…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay howl burburin ah ka fuliyey Goob ay ku Ganacsan jireen dad rayid ah oo ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay caawa weerar ku galeen xarunta TV-ga…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka laga helayo ay sheegayaan inuu ahaa qarax Miino.
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa xlaay dagaal ku dhex maray xaafad ka tirsan degmada Hodon, iyadoo dagalkaasi…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u xukun ku riday afar eedeysane oo loo heysatay dilka Taliyihii ciidamada Gorgor Maxamed…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socdeen wehliyaan guddoomiye ku-xigeenadiisa iyo…
Roobab xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay qasaare kala duwan, iyadoo xaafad ka tirsan degmada Wadajir…
Shacabka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay ka hortegay tallaabo geesinimo leh markii ay ka daba tageen Dabley Alshabaab ahaa oo…
Dagaal hubka culus iyo midka fudud la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir, iyadoo hadda…
Waxaa maanta booqday degmada Dayniile madaxda Taliska Booliska G/Banaadir iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyagoo tegay dhismaha Cusboole oo…
Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa qabtay Nin ka tirsan dableyda Al-Shabaab, kaasoo Bam Gacmeed ku weerarray ciidamada Amniga ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la dilay weriye ka howlgeli jiray caasimadda.
Dhowr madfac ayaa casirkii galabta ku hoobtay qeybo ka mida magaalada Muqdisho, iyadoo saameyn ku yeeshay garoonka Kubbada Cagta ee…
Weriyeyaal ka tirsan Warbaahinta Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu jirdilay xarunta degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
MUQDISHO, Soomaaliya 03 May, 2020 – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna…
Xafiiska Midowga Yurub ayaa shaaciyey in 3 qof oo ka mida xarunta Midowga Yurub ee Soomaliya laga helay cudurka Covid-19.
Najma Ahmed Hashi (Nujuum) oo ah gabar farshaxanka caan ku ahayd magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in laga helay cudurka Coronavirus…
