Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Isgoyska Black Sea ee jidka Soddonka uu dhaliyey qasaar…
Browsing: Muqdisho
Sawirka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dib loogu celiyey oo la suray Taallo ku taalla magaalada Muqdisho oo dad careysan ay dhowaan…
Falal amni darro ayaa caawa ka dhacay xaafado katirsan Magaalada Muqdisho iyado qof rayid ah la dilay, isla markaanay ciidamadu…
Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Uganda, kana howlgala Soomaaliya ayaa la sheegay in laga helay xanuunka…
Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha u shaqeeya Warbaahinta Dowladda iyo Soo-saaraha Barnaamijka Gungaar ayaa caawa shaaciyey…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliy ayaa shaacisay tirada uu cudurka Covid-19 soo ritay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo faahfaahin laga…
Shirkadda Korontada BECO oo ah tan ugu weyn ee bixisa adeegga korontada Muqdisho iyo gobollada ku dhow ayaa ku dhawaaqday…
Ciidamada Amniga Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ayaa toogasho ku dilay laba dabley ah oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Alshabaab,…
Isbitaalladii ugu waaweynaa magaalada Muqdisho ayuu saameyn xoog leh ku yeeshay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus, iyadoo shaqadooda ay gaabis…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qasaare ka dhashay madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ay saaka Alshabaab ku weerarreen xerada Xalane…
Dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka qaadatay dadka u dhashay dalkaasi, kadib amar kasoo baxay Madaxweynaha Turkiga oo dib loogu…
Dadweyne careysan ayaa bannaabax ka dhigay magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tiran ciicamada Booliska uu laba qof oo shacab…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kale guddoomiye u ah Isbaheysiga xisbiyada Mucaaradka ayaa cambaareeyay falkii askar…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa sheegay in go’aan cusub laga soo saarayo bandowga lagu soo rogay Muqdisho.
Dadweyne careysan ayaa saaka banaanbax ka wada Muqdisho, kadib dilkii xalay ka dhacay degmada Boondheere, markii askari boolis ah uu…
Xiisad ayaa weli ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay laba qof…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa oo sheegay ayaa caawa soo saaray go’aano cusub oo ku saabsan Bandowga habeenkii saaran caasimadda Muqdisho.
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade ayaa sheegay in tirada geerida magaalada Muqdisho ay caadiyaan maalintii noqon karto 70 marxuum,…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Abwaan ka tirsanaa Kooxda Hobollada Qaranka, gaar ahaan kooxda ciidamada Booliska.
Waxaa markii ugu horysay waxaa xalay magaalada Muqdisho laga bilaabay in la buufiyo wadooyinka si looga nadiifiyo jeermisyada oo qeyb…
