Qaar ka mida saxafiyiinta iyo madaxda ururrada saxaafadda magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaabax ay ku dalbanayaan in la sii…
Browsing: Muqdisho
Warbaahinta Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa ku eedeysay Ciidamadda sidda gaarka ah u tababaran ee Booliska ‘Haramcad’ inay xalay jirdil…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaafiic Hoobiyeyal ah lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus iyo qaar u dhintay magaalada Muqdisho.
Waxaa faafhaahin dheeraad ah laga helay dadkii ugu danbeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shaacisay inay u geeriyoodeen cudurka Covid-19.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay rasaas xalay ka dhacday Guriga uu ku xiran yahay Sheeh Mukhtaar Roobow…
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday hobolkii iyo fannaankii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay xaafadda Fagax ee degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad sida deeq Qalab Caafimaad ayaa goor dhoweyd ka degtay Garoonka Diyaaradaha…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, haddana hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadaly xaaladda Coronavirus ee dalka ku…
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Federaalka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in bandow lagu soo rogay caasimadda Muqdisho, si looga hortago cudurka Coronavirus.
Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan…
Dabley bistoolado ku hubeysnaa ayaa xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay nabadoon caan ka ahaa degaankaasi xilli uu salaadii…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay dad Soomaali ah oo baaritaan lagu sameeyay.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya bandow la sheegay in lagu soo rogay magaalada Muqdisho, iyadoo aanay si rasmi ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida masaajidda magaalada aan maanta lagu tukan salaadii Jimcadda, iyadoo…
Qalabka lagu baaro cudurka Coronavirus ayaa loogu deeqay dowladda Soomaaliya iyadoo diyaarad ay leedhay hay’adda WFP shalay lagu keenay magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in dad badan oo Muqdisho ku nool ay la xanuunsanayaan…
Kadib markii xalay lagu dhawaaqay inuu Muqdisho ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee gudaha dalka ku qaaday cudurka Coronavirus, waxay…
