1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Browsing: Muqdisho
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Waxa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dil aan noociisa muddooyinkan dambe ka dhicin caasimadda, kadib markii maleeshiyo beeleed ay toogasho…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in kiis cusub oo qor reer Muqdisho ah laga helay cudurka Covid-19 ee…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaysan madasha uu hoggaamiyo aqbali doonin, kana horjeedaan wax kasta oo…
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, markii ay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda la…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo koox dabley ah ayaa dagaal ku dhex maray suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in qofkii labaad laga helay cudurka COVID-19 laga helay.
Alshabaab ayaa goor dhoweyd war yaab leh kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegatay…
Qarax aan hor loo arag ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii qof is-miidaamiye ahaa uu isku dhex qarxiyey Maqaayad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax is-miidaamin uu ka dhacaymagaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka…
War-saxaafadeed degdeg ah oo Madasha Xisbiyad Mucaaradka soo saareen ayaa lagu cambaareeyay isku day u muuqaday weerar gaadmo ah oo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay ciidamo uu sheegay in muddooyinkii danbe la…
Askari ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray is-rasaaseyn maanta ka dhacday Suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dadka Soomaalida ah ee ka imaanaya dibadda kadib markii la fasaxay muddo…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyey maamulka Gobolka Banaadir, kadib markii uu dhowaan…
Waxaa aroortii aaka qaraxyo dhowr ah laga maqlay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu burburiyey qaar kamid ah…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya warbixin-maalmeedkeeda maanta ku shaaciyey xaaladda Corontavirus ee dalka, iyadoo caddeysay inuusan jirin kiis kale oo dalka…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
