Darawalkii labaad oo Mooto Bajaajle ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasoo noqonaya dilkii labaad muddo 24 saac ka…
Browsing: Muqdisho
Waxaa xafadda Sey Biyaano ee degmada Hodon magaalada Muqdisho lagu dilay darawal Mooto bajaaj, kadib markii nin dhar cad ah…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya inay dalka soo galeen dad…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qof Soomaali ah oo saaka ay Garoonka Muqdisho keentay diyaaradda Ethopian Airlines,…
Dab xoogl eh ayaa ka kacay saaka Kaalin Shidaal oo ku taalla degmada Hodon ee magaalada Mudqdisho, gaar ahaan kasoo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Fred Matiangi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu wareejiyey nin Somali-Yemani ah Guri muddo 30 sano ah laga heystay, kadib markii dadkii…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolka W/Bari ee Kenya ayaa lagu qabtay garoonka magaalada Nairobi markii ay socdaal qarsoodi ah ku tageen…
Maxakamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday dhalinyaro loo heystay Dacwad ciqaabeed ku saabsan Burcadnimo hubeysan.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku wareejiyey qoyskii lahaa Guri muddo 30 sano ah laga heystay…
Shir wadatashiga Beelaha Muddulood oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, ayna ka qeyb galeen, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada…
Xaruntii labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo la bixin doono Baasaboorada.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal degayey xariyaraadii ay dhowaan waaxda maaliyadda ee dalka Maraykanka…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, ahna weriye caan ah ayaa soo bandhigay baahida ay qabaan ciidamada dowladda…
Shirkadda Diyaaradaha Jambojet ee laga leeyahay dalka Kenya oo ah shirkaddaha qiimaha hoose lagu raaco ee dalka Kenya ayaa shaacisay…
Ehallada haweeney u xiran inay dil u geysatay gabar yar oo shaqaale u ahayd ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii Ciidamada Booliska sladhigga degmada Wadajir C/baasid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geystay magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida Kalluumeysatada Gobolka Banaadir ayaa qaarna u dhinteen, qaarna la lagu waayey dabeylo xoog leh oo Badda India…
Alshabaab ayaa sheegatay inay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku khaarijisay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka…
