Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xaflad lagu soo dhoweeyay Xayiraadii laga qaaday Shirkadii Barakaat oo ka dhacday Muqdisho.

    Xaflad lagu soo dhoweeyay Xayiraadii laga qaaday Shirkadii Barakaat oo ka dhacday Muqdisho.

    February 22, 2020Updated:February 22, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal degayey xariyaraadii ay dhowaan waaxda maaliyadda ee dalka Maraykanka ka qaaday shirkaddii Al-barakaat ayaa lagu qabtay hoolka xafladaha ee hotel Jazeera ee Magaalada Muqdisho.

    Xafladan oo ay soo xaadireen masuuliyiin badan oo iskugu jira kuwa dowladda, maamulka shirkaddaha, Ganacasato iyo odayaasha dhaqanka, culimaaudiin iyo qeybaha kale ee Bulshadda ayaa lagu amaanay talaabada uu Mareykanka xayiraada uga rogay shirkada Barakaat oo xayiraadda la saaray sanadkii 2002; kadib markii lagu eedeeyay inay taageero siiso ururadda argagixisada.

    Guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo kamida masuuliyiintii goobta ka hadlay ayaa ka sheekeeysay sida ay dadka soomaaliyeed shucuurtooda u muujiyeen markii xayiraada la saaray shirkada.

    Sheikh Cali Maxamuud Wajiis oo ka mida culimadda Soomaaliyeed ayaa u rajeyay maamulka shirkadda Al-Barakaat in ay horumar la taaban karo markale gaarsiiyaan umadda soomaaliyeed

    Gudoomiyaha ururka haweenka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo xaflada kalmad kooban ka jeedisay ayaa tilmaantay inay ku faraxsan tahay xayiraadda laga qaaday shirkadda Barakaat.

    Gudoomiyaha Shirkadda Barakaat Sheikh Axmed Ali Jamcaale ayaa sheekeeyay garab istaagii ay u sameeyeen dadka Soomaaliyeed kadib go’aankii ay dowladda Maraykanku xayiraada ugu rogtay shirkaddaha Barkaat iyo wixii ka dhashay.

    “Waxaan ka dardaaramayaa haddii aan Soomaali nahay inaan is cafino, kuna dhaqanno diinta islaamka, iyadaa xal inoo ah.. waxaan soo jeedinayaa in la maalgeliyo wadanka, loona jeesto wax-soo saarka sida xoolaha.. ” ayuu yiri Guddoomiyihii Shirkadda Barakaat Sheekh Axmed Nuur Jimcaale oo caddeeyay in haddii la helo mag-dhowga shirkadda Barakaat aanu Hal Doolar ka qaadan doonin ee looga shaqeyn doonaan maslaxadda umadda oo kaliya.

    Gudoomiyaha ururka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in asagu uu goobjoog ka ahaa dhamnaan dhacdooyinkii dhacay xiligii shirkadda xayiraad la saaray isla markaana uu xiligan aad ugu faraxsan yahay inay dib u helaan xoriyadoodii ganacsi.

    Barakaat Muqdisho Shirkadda Barakaat
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Xukuumadda Somalia oo shuruud ku xirtay inay Lacagtii Galmudug u fasaxdo Madaxweyne Qoorqoor
    Next Article Alshabab oo soo bandhigtay Gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen Saldhigga Ceel-saliini (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo