Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Xukuumadda Somalia oo shuruud ku xirtay inay Lacagtii Galmudug u fasaxdo Madaxweyne Qoorqoor

    XOG: Xukuumadda Somalia oo shuruud ku xirtay inay Lacagtii Galmudug u fasaxdo Madaxweyne Qoorqoor

    February 22, 2020Updated:February 25, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    musharaxa Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor )
    Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor )
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka cusub ee Galmudug ayaa dhibaato kala kulmay sidii uu u heli lahaa kharashkii ay dowladda Federaalka Soomaaliya siiso maamul Goboleedyada oo hore looga xayiray Madaxweynihii hore Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

    Xog ay heshay Wadani.net ayaa sheegeysa in wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ay shuruud ku xirtay in madaxweynaha cusub ee Galmudug iyo maamulkiisa loo fasaxo lacagihii hore, loona bilaabo kharashkii dowladda federaalka siiso maamul Goboleedyada oo bishii gaaraya 150-kun Dooalar, taasoo dhalisay dib u dhac ku yimaado howlihii maamulka cusub.

    Wasaaradda Maaaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dooneysa Maamulka madaxweyne Qoorqoor ee Galmudug in Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ay la timaado qorshe ay ku dalbaneyso lacagta dowladda Federaalka iyo xisaab xir, lagana rabo sidoo kale inay soo saarto kharash ay gudaha maamulkaasi ka ururiso.

    Madaxweynaha aan weli la caleemo saarin ee Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo aan sidoo kale weli magacaabin Gole Wasiiro ayaa isugu yeeray kulan wasiiradii hore ee Galmudug oo qaarkood xilalkii uu ka qaaday madaxweynihii hore ee Xaaf, waxaana dib loo soo nooleeyay Wasaaradii Maaliyadda taasoo dadaal ugu jirta inay kasoo baxdo shuruudaha Wasaaradda Maaliyadda si lacagtaasi ay loo siiyo maamulka cusub.

    Sidoo kale Madaxweyne Qoorqoor ayaa qaaday tallaabo ay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee taageersan kula wareegayaan koontarooladii canshuuraha lagu qaadi jiray ee Galmudug oo ay gacanta ku hayeen Ahlu suna, siiba magaalada Dhuusamareeb iyo Guriceel.

    Galmudug Qoorqoor Top Xaaf xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman Cirro: “Muuse Biixi wuxuu u xuub siibtay keligii taliye, waana in la qabtaa Doorasho Madaxweyne”
    Next Article Xaflad lagu soo dhoweeyay Xayiraadii laga qaaday Shirkadii Barakaat oo ka dhacday Muqdisho.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo