Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley Bistoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay qaraxyo waaweyn ka dhaceen magaalada Muqdisho, kuwaasoo laga maqlay daafaha…
Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyo fal khaarijin ahaa oo saacdihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xirtay guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo iyo Gudoomiyaha degmada Baardheere kadib markii ay waanwaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa xalay maqribtii suuq ku yaalla magaalada Muqdisho ku dishay oday ka ganacsan ahaa oo ka mida ganacsatada…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay deganka Xaawo Cabdi, gaar haan inta u dhaxeysa Xaawo…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in maalmo dheeraad ah lagu daray hakadka la geliyey qabashda codsiyada Baasaboorka oo…
Qarax ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaasi uu dhaliyey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsna ciidamada AMISOM.
Fanaanka Cabdi Dhaanto ayaa sheegay in kiiskii loo heystay la dhammeeyay, isla markaana ay gaartay maxkamad, kadibna lagu dhammeeyay cafis,…
Qaraxyo is-xigay ayaa saaka aroortii lagu burburiyey qaar ka mida Kaamerooyinkii ay Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA ku xirtay Wadooyinka…
Dab ayaa xalay qabsaday Xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, magaalada Muqdisho, iyadoo ay u gurmadeen Dab-damista dowladda Hoose ee Muqdisho.
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa xalay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa, kadib weerar ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada…
Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa helayaa Qarax Gaari oo ka dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare isugu…
Haweneey ganacsato ah oo lagu magacaabo Ayaan Bedel Cilmi ayaa ku eedeysay wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaalya iyo agaasime ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta ku soo dhigeen gabadhii la raadineyay ee Amaal Nuur…
Xiisad ayaa weli ka taagan Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay maanta ku dagaalameen ciidamo ka…
