Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay weerar Bam lagu qaaday Guri ku yaalla Xaafadda Fagax ee degmada…
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay…
Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16-1-2020 si…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Amniga ee Booliska ay ku…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ku hubeysnaa Qori AK 47, kaasoo la sheegay…
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayai n Ciidamo ka tirsan ilaalada Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ay toogasho ku dileen…
Madaxweynaha Somaaliya goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Masqat ee dalka Cumaan.
Ciidamada Nabadsugidda iyo kuwa Booliska ayaa dib u soo celiyey howlgallo lagu baarayo xaafado iyo Guryaha magaalada Muqdisho, kadib qaraxyo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysnaa ay toogasho ku dileen Guddoomiye…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya, siiba kuwa Hay’adda NISA ayaa xalay howlgal gaara ka fuliyey xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa, kaasoo ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada C/Casiis oo muddo ka badan 5 bilood…
Bannanbax labaad oo rabshado wata ayaa kas ocda magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne careysan isugu soo baxeen isgoyska Ex. Kontrol…
Amniga caasimadda Muqdisho ayaa la adkeeyay, iyadoo la xiray wadooyinka muhiimka ah, iyadoo lagu wado inuu maanta dhaco bannaanbax uu…
Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa xilkii laga qaaday waqti yar kadib markii uu xilka dib ugu celiyey Taliyaha ciidamada…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in bannaanbax looga horjeedo Alshabaab uu ka dhici doono magaalada Muqdisho, iyadoo shacabka loogu yeeray…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex.Kontrol Afgooye iyo meydadka laba qof oo Turki…
