Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta…
Browsing: Muqdisho
Diyaarad weyn oo milatari oo dhinaca caafimaadka ah, ayna la socdaan dhaqaatiir, qalab caafimaad iyo Dawo ayaa saaka soo gaartay…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay…
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay muwaadiniin Turki ah lagu dilay qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaanIsgoyska…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shaaciyey in qasaare weyn uu dhaliyey qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Koontarool Afgooye ay ku dhinteen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Qarax aad u culus oo jugtiisa laga maqlay daafaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Muqdisho.
Faahaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tirsan ciidamada…
Eheledda Marxuum C/llaahi Faarax Maxamed (Xiirey) ayaa ka hadlay sida loo dilay iyo ciddii ka dambeysay dilka wiilkooda oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal Mooto Bajaaj lagu dilay Isgoyska Howlwadaag ee u dhow suuqa Bakaaraha,…
Ciidamada booliska dowlafda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay la wareegay inta badan xarumaha shirkadaha ka shaqeeya sarifka Online-ka ee…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dabaaldegayaa sanadguuradda 76-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhici doonta Garoonka Eng. Yariisow…
Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa beeniyay warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan inuu xoog…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa ka jawaabay su’aalo adag oo laga weydiiyey sababta ilaalada xildhibaannada…
Waxaa mar kale waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho lagu xiray kaamerooyin cusub oo dhinaca amniga qaabilsan, kuwaasoo lagu arkay isgoysyada…
Hotelka SYL oo xalay ay weerar ku qaadeen dabley ka tirsan Alshabaab ayna ka dhex dagaalamayeen muddo 7 saacadood ah…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheeay in qasaaraha ka dhashay weerarkii Hotelka SYL uu…
Ciidamada dowladda ayaa saaka u diiday saxafiyiinta warbaahinta Muqdisho inay tagaan Hotelka SYL ee xalay weerarku ka dhacay.
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii Dabley ka tirsan Alshabaab xalay ku galeen Hotelka SYL ee magaalada…
