Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Qaali Ibraahim: Gabar 18 jir Aroos cusub ahayd oo Saygeeda ku weyday Qaraxii Muqdisho [Qiso xanuun badan]

    Qaali Ibraahim: Gabar 18 jir Aroos cusub ahayd oo Saygeeda ku weyday Qaraxii Muqdisho [Qiso xanuun badan]

    December 29, 2019Updated:December 29, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta caalamka ay faafisay ayaa ku dhacday gabar aroos cusub ahayd oo saygeeda ku weyday qaraxa.

    Xaaladda qabsaday Qaali Ibraahim oo 18 jir ahayd ayaa ah in seygeeda Mukhtaar abuukar oo muddo afar bilood oo kaliya ay is qabeen uu ku dhintay Qaraxa, wuxuuna jirkiisa noqday mid gubtay oo aan la aqoonsan karin, waxaana xanuunka sii kordhiyey iyadoo sida lagu aqoon lahaa ay adkaatay.

    Sida ay qortay Wakaalada wararka ee reuters Qaali waxaa wacday taleefanka seygeeda Mukhtaar Abuukar, oo daqiiqado ka hor ka baxay guriga, si uu nolol maalmeedkiisaa shaqo u guda galo, kaddib markii ay maqashay dhawaaqa qarax xooggan oo ka dhacay meel ku dhow gurigooda.

    “Taleefanka aad wacday lama heli karo” ayaa durba loogu jawaabay taleefankii ay garaacday oo seygeeda ahaa, saacado murugo ah ka hor inta aysan xaqiiqsan geeridiisa iyada iyo sodoheed ayaa bilaabay inay Isbitaaladaa ka baadigoobaan, waxaana markii dambe ay aqoonsadeen qeybo ka mid ah jirkiisa oo gubtay.

    Qaali ayaa ka aqoonsatay seygeeda qeybo ka mid ah jirkiisa oo aad u gubtay mid ka mid ah farahiisa oo nabar ay bar-garaneysay ku yaallay, waxaana sidaas ay ku xaqiiqsatay meydkiisa oo ay markii dambe soo aaseen qeybo ka mid ah jirkiisa.

    “Waxaan wada joognay xalay” ayay tiri Qaali oo aad u murugeysan, iyadoo leh Uur 3 bilood ah waxaa uu seygeeda oo 35 jir ahaa ka shaqeynayay dhismayaasha guryaha, isagoo ka mid ahaa dadka danta yar ee xoogsatada ah.

    Qisooyinka uu reebay qaraxan ayaa ah kuwo wada xanuun badan, waxaana ka mida 8 bilood bir dhaawac halis ah qaba oo hooyadiis ku waayey qaraxa, xaaladiisuna adag tahay.

    EX Kontrol Afgoye Muqdisho Qaali Ibraahim Qaraxi Excon
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Maxay Shabaabku u sheegan waayeen Qaraxyada ay Dadka badan ku xasuuqaan? [Akhriso 2 Sabab]
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey Dhaawacyo & Meydadkii Turkiga loo qaaday & Saxafiyiinta oo laga fogeeyay… [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo