Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda lagu khaarijiyey Ex. Kontrol Afgooye markii ay…
Browsing: EX Kontrol Afgoye
Alshabaab ayaa warbixin cusub kasoo saartay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye ee Sabtidii 28-ka bishan ay ku dhinteen dad fara badan…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay aad iyo aad uga xun yihiin qasaaraha nafta iyo maalka…
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta…
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid…
Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad…
Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa shaaciyay qasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay dhaqaatiir iyo gargaar caafimaad usoo direyso magaalada Muqdisho si loo caawiyo dadka ku waxyeeloobay qaraxii…
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Maxamud Xasan “Bidey” ayaa ka hadlay Musiibadii Maanta ee Ex-Control Afgoye ee ay ku dhinteen…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi Qaran oo la sheegay inuu ka shaqeynayo isku dubba…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Koontarool Afgooye ay ku dhinteen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxii xoogga lahaa ee is-miidaaminta ahaa loola dan lahaa Injineero ajnabi ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa ayaa saaka lagu weerarray EX. Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
