Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Akhriso: Warbixintii ugu danbeysay tirada Dhimashada & Dhaawaca Qaraxii maanta ee la dhigay Isbitaallada Muqdisho

    Akhriso: Warbixintii ugu danbeysay tirada Dhimashada & Dhaawaca Qaraxii maanta ee la dhigay Isbitaallada Muqdisho

    December 28, 2019Updated:December 29, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad is xilqaamay ay bilaabeen olole gurmad raadis iyo ka warbixinta qasaaraha qaraxa.

    Guddiga Gurmadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigay xogtii ugu danbeysay ee ku saabsan, Tiradda dhismashada iyo dhaawacyadda la geeyay Isbitaalada Muqdisho. Shaxda Isbitaalada la geeyay Meydadka iyo Dhaawacyada ayaa waxaa ka soo muuqday, Isbitaalada kala ah:

    Ibitaal Madiina: 73 Meydad ah iyo 67 dhaawacyo ah, waxaa weli Isbitaalka yaala 52 dhaawac ah, halka 15 qofna Isbitaalka laga bixiyay.

    Isbitaalka Erdugan:4 Meydad ah iyo 33 dhaawacyo ah, waxaa weli Isbitaalka yaala 33 qof, mana jirta qof ilaa iyo hadda Isbitaalka laga bxiiyay.

    Isbitaalka SomaliSudanes: 1 Meyd ah iyo 16 dhaawacyo ah, waxaa weli Isbitaalka jiifa 10 ruux, waxaana laga bixiyay 5 ruux oo lagu daray, Bukaanada jiifa Isbitaal Erdugan.

    Isbitaalka Egyptian: Wax meyd ah lama geyn, Dhaawacyada waxaa la gaarsiiyay 2, waxaa weli jiifa hal qof, waxaana laga bixiyay hal qof.

    Isbitaalka Shaafi: wax Meyd ah lama geyn, Dhaawacyada waxaa la gaarsiiyay 10 ruux, waxaa weli jiifa 9 qof, waxaana laga bixiyay, hal qof.

    Kalkaal Hospital: Ma jirin Meyd la geeyay, Dhaawacyada waxaa la gaarsiiyay 15 ruux, waxaa weli ku jira 4 ruux, waxaana laga bixiyay 11 qof.

    Isbitaalka Daaru Shifa: Wax Meyda lama geyn, Dhaawacyada waxaa la gaarsiiyay 6 ruux, waxaa weli ku jira 6 qof, mana jiro bukaan laga bixiyay.

    Wadarta guud ee tirada Dhimashada la geeyay Isbitaalada Muqdisho waxa ay gaareysaa 79 ruux oo meydad ah.

    Wadarta guud ee tirada Dhaawacyada la geeyay Isbitaalada Muqdisho waxa ay gaarayaan 149 dhaawacy ah.

    Wadarta guud ee Bukaanada weli jiifa Isbitaalada Muqdisho waxa ay gaarayaan 111,

    Halka wadarta guud ee tirada Bukaanada Isbitaalada laga bixiyana ay gaarayaan 33 qof.

    Qaraxa Ex. Kontrol Afgooye ayaa noqonaya mid ka mida kuwii ugu qasaaraha badanaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho oo Alshabaab ay ka xishootay inay sheegato.

    Alshabab EX Kontrol Afgoye Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Ciidamada Booliska oo shaaciyey tirada Qasaaraha Qaraxii Ex. Kontrol, iskana difaacay Muuqaal laga faafiyey
    Next Article Diyaarad weyn oo caafimaad oo ka timid Turkiga iyo Dhaawacyada Qaraxii Muqdisho oo Goor dhow la qaadayo [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo