Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ciddii loola dan lahaa Qarixii Ex. Kontrol Afgooye oo la ogaaday iyo Injineero Ajnabi & Dad badan oo ku dhintay

    Ciddii loola dan lahaa Qarixii Ex. Kontrol Afgooye oo la ogaaday iyo Injineero Ajnabi & Dad badan oo ku dhintay

    December 28, 2019Updated:December 28, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxii xoogga lahaa ee is-miidaaminta ahaa loola dan lahaa Injineero ajnabi ah oo ku howlan dhismaha Wadadda Afgooye iyo Muqdisho.

    Qaraxa oo uu fuliyey ruux is-miidaamiye ahaa ayaa la sheegay inuu gaariga laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa la beegsaday gaari ay wateen Injineero iyo xubno ka tirsan shirkadda Turkiga ee fulineysa dhismaha Jidka Muqdisho-Afgooye, iyadoo la sheegay inuu burburay gaariga la beegsaday ayna ku dhinteen laba qof oo Turki ah iyo ilaaladii la socotay.

    Sidoo kale waxaa qaraxa ku dhintay arday iyo dad shacab ah oo fara badan, waxaana laga cabsi qabaa inay tirada dhimashada gaaro in ka badan 20, sida ay sheegeen dadka goobta tegay. Waxaa weli xog rasmi ah laga helin Gaari la sheegay inay saarnaayeen arday ka tirsan Jaamacad ka mida kuwa Muqdisho oo ku bas beelay qaraxa.

    Saxafiyiin goobta ku sugan ayaa soo sheegaya inay arkeen ilaa 15 meyd ah oo qaarkood la garan waayey, halka tobabaab kale ay ku dhaawacmeen, qaraxan oo ahaa mid xoog leh oo loogu talogalay inuu dhaliyo qasaare xoog leh.

    Hay’adaha Amniga ayaan weli wax War ah kasoo saarin qaraxan, inkastoo afhayeenka wasaaradda Warfaafinta uu sheegay in laga cabsi qabo in dad fara badan ay ku le’deen qaraxa. Duqa Muqdisho ayaa isna sheegay inay 90-meeyo qof ku dhaawacmeen qaraxa, laakiin dhimashada ay badan tahay oo ay dib kasoo sheegi doonaan.

    • Dowladda Turkiga oo xaqiijisay inay Muwaadiniin Turki ah ku dhinteen Qaraxii Ex. Kontrol Afgooye

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hore u sheegay in Alshabaab isku dayeen inay hakiyaan dhismaha jidka Muqdisho iyo Afgooye ayna 11 weerarro kusoo qaadeen. Waxaa xusid mudan in Alshabaab aysan sheegan qaraxyada lagu qaaday dhismaha Jidka Muqdisho iyo Afgooye.

    Dowladda Turkiga oo xaqiijisay inay Muwaadiniin Turki ah ku dhinteen Qaraxii Ex. Kontrol Afgooye
    Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kashifay xeeladaha ay Alshabab isku dayeen inay ku joojiyaan dhismaha Jidka Muqdisho & Afgooye

    Alshabab EX Kontrol Afgoye Qarax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Qarixii ka dhacay Ex-Kontrool Afgooye ee Magaalada Muqdisho & Muuqaalladii ugu horeeyay…
    Next Article Xildhibaan shaaciyay inay Qarixii Ex. Kontrol Afgooye ku dhinteen Dad ka badan 90 qof oo ay ku jiraan 4 Ajnabi ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo