Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey Dhaawacyo & Meydadkii Turkiga loo qaaday & Saxafiyiinta oo laga fogeeyay… [Sawirro]

    Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey Dhaawacyo & Meydadkii Turkiga loo qaaday & Saxafiyiinta oo laga fogeeyay… [Sawirro]

    December 29, 2019Updated:December 29, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex.Kontrol Afgooye iyo meydadka laba qof oo Turki ah ayaa gooe dhoweyd loo duuliyey dalka Turkiga.

    Tirada dhaawacyada la qaaday ayaa gaaraya 15 qof oo laga soo qaaday Isbitaalka Erdogan (Ex. Digfeer) ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in xaaladooda aan wax looga qaban karin magaalada Muqdisho isbitaallada ku yaalla.

    Waxaa kaloo dalka Turkiga loo qaaday laba muwaadin oo Turki ah, kuwaasoo shalay ku dhintay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye, iyadoo ka mid ahaa shaqaalaha shirkadda Turkiga ee dhiseysa Wadadda isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa tegay Garoonka Diyaaradaha Adan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galay sagootinta meydadka Turkiga ee dalkooda lagu celinayo iyo Dhaawacyada loo qaadayo dalkaasi.

    Ciidamada Madaxtooyada ayaa saxafiyiinta ka hor istaagay inay muuqaallo ka qaadaan madaxweyne Farmaajo inta uu ka qeybgalayey sagootinta meydadka labada qof ee Turkiga ah, kuna sugnaa garoonka; iyadoo duco kooban loogu sameeyay diyaaradda markii la saaray.

    Dowladda Turkiga ayaa ahayd dowladii ugu horeysay ee soo dirta gurmad caafimaad iyo dhaqaatiir, iyadoo dhaawacyada darran siineysa gargaar caafimaad oo lagu daweynayo dalkeeda.

    Image may contain: 1 person
    Image may contain: 2 people
    Image may contain: 11 people
    Image may contain: 1 person, outdoor
    No photo description available.
    Image may contain: 10 people, people standing and suit
    Image may contain: one or more people, suit and indoor
    Image may contain: 2 people
    Image may contain: 7 people
    Ex Kontrol Afgooye Farmaajo Garoonka Muqdisho Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaali Ibraahim: Gabar 18 jir Aroos cusub ahayd oo Saygeeda ku weyday Qaraxii Muqdisho [Qiso xanuun badan]
    Next Article Sheekh Caan ah oo Farriin degdeg ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo. “Tacsi wax ka weyn ayey Umadda kaa sugeysaa..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo