Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magaalada Muqdisho maanta kulan gaara kula yeeshay xildhibaannada laga soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi qabanqaabo u sameysay muxaarado uu magaalada Muqdisho ku qabanayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida…
Ciidamada Midowga Afrika ee ka holwgala Soomaaliya AMISOM ayaa soo saaray warbixin hordhac ah oo ku saabsan sidii ay ku…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo ka mid ah culumaa’udiinka waaweyn ee Soomaalida ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Sheekh degan…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay dilkii naxdinta lahaa ee xarunta Xalane loogu geystay…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay gudaha Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Almaas Elman Cali Axmed oo ahayd haweeney…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudaha xerada Xalane ee AMISOM ay maamusho lagu dilay Almaas Elman Cali…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad culus uu duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamadaa asluubta…
Saacado ka hor kulanka ay maanta yeelanayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo…
Qaar ka mida odayaal iyo dhalinyaro kasoo jeeda Beesha Xildhibaan Cali Maxamed Balcad kasoo horjeeda madaxda dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey…
Dagaal ka dhashay muran dhul ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkaasi dhex maray ciidamada Booliska…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta u fariisatay dacwad u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
Ciidanka amniga ayaa soo bandhigay labo dabley ah oo ka tirsan Al-shabaab, kadib markii lagu qabtay dagaal toos ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen dabley weerar ku qaaday xarunta degmada…
Falkii labaad oo dil khaarijin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii nin dabley ah oo Bistoolad ku…
Ganacsatada Hilibka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin 3 maalmood ah oo maanta bilaabatay, waxaana maanta magaalada laga waayey…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay laba dabley ah oo maanta lagu qabtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo toogasho…
Wararka laga helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay agagaarka suuqa weyn ku dileen askari…
La-taliyaha Madaxeynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo u jawaabay madaxweynayaashii hore ee soo maray Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo…
