Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiydda Qaran ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho,…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmada C/casiis, gaar ahaan bar ay ciidamada ku leeyihiin agagaarka xeebta…
Iyadoo ay weli socdaan xiisado colaadeed oo ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxaa degmadaasi…
Dilal salka ku haya xiisad colaadeed oo ka dhaxeysa beelo wada dega degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada…
Sheekh Maxamuud Shibli oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa la weydiiyey waxa ay Shareecada islaamku ka qabto taallooyinka…
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub oo Boolis ah u soo direa Soomaaliya, iyagoo ku biiri doono ciidamada Booliska AMSOM ee…
Qarax miino ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kaasoo lala beegsaday shaqaalaha nadaafadda Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka mida weriyeyaasha magaalada Muqdisho, maantana ay xireen ciidamada Booliska xilli uu ku sugnaa Isgoyska…
Ciidamada Booliska ayaa maanta magaalada Muqdisho ku xiray weriyeyaal ku sugnaa isgoyska KM 4, halkaasoo ay ka tebinayeen bannaanax ay…
Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saxafiyiin ku howlanaa tebinta bannaanbax ka socda magaalada Muqdisho oo ay dhigayaan…
Waxaa maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ay dhigayaan Darawallada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka oo xiray Wadooyinka ka mida…
Xaflad lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha G/Baaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo ay tahay xafladii…
Kulan ay maanta yeesheen Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Guddiga Olompikada iyo xiriirka kubadda Cagta ayaa looga hadlay baaqashadii ciyaartii kama…
Qoraal kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sababta ay u baaqatay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee final-ka koobka…
Khilaaf ka taagan cidda dishay taliyihii ururka Gorgor ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Maxamed Suleyman Abiikar ayaa keenay inaan maalintii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya uu toogasho ku dilay Darawal Mooto…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu safar…
Gudoomiyaha Degmada Wardhiigley Saynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) oo dhaawac culus kasoo gaaray Qaraxii xarunta GobolkaBanaadir ee 24 July ayaa lagu…
Booliska Soomaaliya ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan in la aaso taliye ka tirsanaa ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB oo xalay…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay is-rasaaseyn caawa maqribnimadii ka dhacday agagaarka Hotelkii Naasa-hablood II ee magaalada Muqdisho.
