Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya is-rasaaseyn ka dhacay magaalada Muqdisho Caawa lagu dilay taliye ka tirsan ciidamada Kumaandooska…
Browsing: Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray Dayactir lagu sameeyay Taalooyinka caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay inay dib u…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo celisay, dayactirna ku wada taallooyinka ugu waaweynaa magaalada Muqdisho, iyadoo maalmihii ugu danbeeyay la…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba albaabada u laabay xarumahaa shirkadda CAMEL FOREX oo ah xaruumo ganacsi oo qaab…
Qarixii weynaa ee dadka badan lagu laayey, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska KM 5 ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriinta ee Xuska labaad ee Qarixii 14-ka Oktoobar oo boqolaal…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa intooda badan la xiray, waxaana la dhigay ciidamo fara badan iyadoo la joojiyey dhammaan Gaadiidka adeegsan…
Qoraal kasoo baxay Wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiyeyaal ah oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran…
Wadooyinka Muqdisho oo intooda badan hore loogu xiray dhinaca amniga ayna ka taliyaan dhagaxyo waaweyn oo magaalada kala qeybiyey ayaa…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka mida iyo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in xisbi…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baaralmaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Houmad ayaa goordhoweyd kasoo degay garoonka diyaaadaha magaalada Muqdisho.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa tilmaamay dhibaatada heysata shacabka magaalada Muqdisho ee amniga iyo siyaasadda…
Waxaa lasoo saaray qodobadda ugu muhiimsan ee Wae-murtiyeedka Shirka Madasha Iskaashiga Somalia ee Muqdisho, kaasoo 1-2 Oktoobar 2019 socday, lana…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madal ay ku bahoobeen xisbiyo siyaasadeed oo kasoo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo…
Taliska Booliska ayaa farriin codsi ah u diray dadweynaha magaalada Muqdisho, kadib markii la xiray qaar ka mida wadooyinka caasimadda…
Isu socodka Wadooyinka muhiimka ah ayaa saaka la joojiyey magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka caasimadda, lana…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii caalamiga ahaa iskaashiga Soomaaliya ‘Somalia Partnership Forum” , kaasoo maanta oo Talaado ah…
Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa war kasoo saartay qarax ciidamadooda Magaalada Muqdisho lala beegsaday maanta.
