Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya xaflad loogu dabaaldegayo guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar…
Browsing: Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda hoggaamiya xisbiyo siyaasadeed oo mucaarad ku ah dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku socdaalayey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay toogasho ku dishay haweeney waayeel ah oo ku ganacsata suuqa…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Finish ayaa xarunta safaaradda Mareykanka ee aagga Xalane kulan kula…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray Gaari nooca aanay xabbadu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga jelay Qarax miino oo saaka ka dhacay magalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa beeniyey warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu u jawaabay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta degmada Yaaqshiis lagu dilay nin nabadoon ahaa ka tirsan bulshada ku…
Waxaa xilligan shir uga socdaa magaalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee Soomaalyia iyo qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka dowladda ee hoggamiya…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay klulan casho sharaf iyo soo dhoweyn ah Madaxtooyada magaalada Muqdisho ugu sameeyay madaxda…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu dilay Bar Koontarool oo ciidamo uu ka tirsanaa ku lahaayeen Xaafadda Cali Kamiin…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helaya dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo koo hubeysan ay ku toogteen askari ka…
Qaar ka mida Gaadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa saaka ku dhaqaaqay Bannaanbax ay uga cabanayaan lacago baad ah oo ay ku…
Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday xildhibaan ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax caawa ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, gaar ahaan agagaarka Xaaji Baasto, iyadoo la…
