War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa laga maqlay…
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq siyaasadeed, kadib markii uu xilka hayey…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho ku khaarijiyeen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay Guddi odayaal ah oo ka shaqeyn doona dib u furista wadooyinka…
Alshabaab ayaa markii ugu horeysay shaacisay muuqaalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ugu qaabilsan ee loo yaqaan Waalliga Wilaayada Banaadir Sheekh Muuse…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo kasoo talo-bixinta Qorshaha Wadooyinka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay in Al-Shabaab ay joojiyeen Dayactirkii ka socday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu watay…
Jugta Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho, kaasoo ahaa nooca lagu xiro baabuurta, waxaana soo baxaya…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsme ayaa qormo dheer ka diyaariyey Muuqaallo Video ah oo Alshabaab dhowaan baahiyeen oo ku saabsanaa Qaraxyada…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo 17-kii bishii…
Alshabaab ayaa shaacisay inay magaalada Muqdisho ku dishay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA, weerar ka dhacay…
Qarixii labaad oo is-miidaamin ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii Mooto nooca Bajaaj-ka ah ay ku qaraxday…
Following the arrest of the security minister of Jubaland in Somalia, Abdirashid Hassan Abdinur, also known as Abdirashid Janan, who is reasonably suspected…
Gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa ayaa saaka lagu weerarray EX. Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyay ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir tan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil khaarijin ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox hubeysan ay…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta ay ciidamada Nabadsugidda Somalia ee…
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxmed [Cumar Filish] oo khudbad ka jeediyey xafladii uu xilka kula wareegay xalay ayaa…
