Guddoomiyaha cusub gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamwd (Filish) ayaa maanta markii ugu horeysay intii xilka loo…
Browsing: Muqdisho
Shirkadda Diyaaradda Uganda Airlines ayaa maanta si rasmi ah Duulimaad uga bilowdayaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo ku soo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad xil wareejin ah oo uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in la xiray mid ka mida Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub.
Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay geerida mas’uul hore uga tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, sida ay sheegeen…
Agaasimaha Isbitaalka Xoogga dalka ayaa ku dhaawacantay Qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay la socotay oo saaka marayey agagaarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino oo lala eegtay Gaari Toyota Hilux ah oo ay wateen askar ka…
Waxaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee maamulka G/Banaadir lagu soo dhoweeyay Qoyska Allaha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho ahaana…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar, ahna Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi sheekh Mohamed Bin C/raxmaan Althani ayaa maanta si weyn…
Wasiirka arrimaha dibadda, ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku soo gaaray…
Ciiiamo gadoodka oo ayaa xirtay Wadadda Afisyoone ee tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii ay sheegeen inay muddo waayeen mushaarkoodii.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.
Qeybta Alkataa’ib warbaahinta u qaabilsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta baahisay Muuqaal dheer oo laga sameeyay qaraxyadii waaweynaa ee ay ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa boqolaal shacab ah kala qeyb galay munaasabadda Ciidu adxaa iyo salaadii Ciida…
Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal…
Faahfaahin ayaa laga helayaa Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha oo lagu khaarijiyey Nin la heegay…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka…
Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar…
